Ka iibso Biriq Store Free Fire Diamonds raqiis ah oo toos loogu shubayo Player ID-gaaga Soomaaliya. Ku bixi EVC Plus, ZAAD, Sahal ama eDahab ilbiriqsiyo gudahood.
Raac tallaabooyinkan si aad u hesho Free Fire Player UID-gaaga dhexda ciyaarta.
Gali ciyaarta adiga oo isticmaalaya akoonkaaga.
Riix astaanta Profile-ka ee geeska bidix sare.
UID-gaaga (10 lambar) wuxuu ku yaal Profile-ka. Taabo si aad u koobi gareyso.

Hel UC, diamonds, coins iyo in ka badan – si fudud oo ammaan ah.