

Ka iibso Telegram Stars & Premium qiimo jaban oo Soomaaliya loogu shubo koontadaada Biriq Store. Bixi lacagta EVC Plus, ZAAD, Sahal ama eDahab si toos ah.
Raac tallaabooyinkan si aad u hesho Telegram Username-kaaga dhexda app-ka.
Gali app-ka adiga oo furaya akoonkaaga Telegram.
Riix astaanta Menu-ga kadibna dooro Settings.
Username-kaaga wuxuu ku yaal hoosta magacaaga (@username). Taabo si aad u koobiyayso.
Hel UC, diamonds, coins iyo in ka badan – si fudud oo ammaan ah.